Mareykanka oo ciidankiisa kala baxaya saldhiga Air Base 201 ee dalka Niger (Sawirro)

Mareykanka ayaa ciidamadiisa kala bixi doona Niger, sida ay tebinayaan wakaaladda wararka ee Reuters iyo wargeyska New York Times. Kun askari oo Mareykan ah ayaa ku sugnaa Niger oo ay Mareykanku ku lahaayeen laba saldhig oo uu ku jiro saldhigga diyaaradaha drones-ka ee loo yaqaan Air Base 201 ee bartamaha Niger oo ay ku baxday … Continue reading Mareykanka oo ciidankiisa kala baxaya saldhiga Air Base 201 ee dalka Niger (Sawirro)